Ciidamo ka qeyb galaya Howlgalka lagu qabsanayo Xarardheere oo la sagootiyay (Sawirro)

Ciidamo katirsan daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug oo ka qeybqaadanaya howlgalka la doonayo in Al Shabaab looga saaro degmada Xarardheere ayaa maanta laga sagootiyay deegaanka Saqiiro ee koonfurta gobolka Mudug. Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa ciidankan oo wata hubka nuucyadiisa kala duwan ka sagootiyay deegaanka Saqiiro. … Continue reading Ciidamo ka qeyb galaya Howlgalka lagu qabsanayo Xarardheere oo la sagootiyay (Sawirro)